Daawo Video:- Ra`iisul Wasaaraha cusub oo ka hadlay waxyaabaha uu qaban doono

Daawo Video:- Ra`iisul Wasaaraha cusub oo ka hadlay waxyaabaha uu qaban doono

daajis.com:-Munaasabadii ku dhawaaqista Ra`iisul Wasaaraha cusub kadib ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra´iisul Wasaaraha cusub ee uu soo magacaabay Cabdiweli Sheekh Axmad.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in wadatashi dheer kadib uu soo magacaabay Cabdiweli Sh. Axmedd oo uu ku tilmaamay in xiligan uu mudan yahay in la magacaabo, dib u dhiska dalka iyo soo kabashada dhaqaalena horay usii wadi karo.

” Waxaan magacaabay Cabdiweli Sh. Ahmed oo aan aaminsanahay in uu yahay shaqsiga ugu haboon shaqadaan oo dib u dhiska dalka iyo ka soo kabashada dhaqaalaha sii wadi kara. Waayo aragnimo waxuu u leeyahay dhaqaalaha iyo horumarka oo uu hay’ado caalami ah soo hoggaamiyey.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada