Daawo Video:- Nin In ka Badan 20 Sano aan Hadlin oo Quraanka Kariimka Lagu Daawayay oo Markii Ugu Horeesay Hadlay

Daawo Video:- Nin In ka Badan 20 Sano aan Hadlin oo Quraanka Kariimka Lagu Daawayay oo Markii Ugu Horeesay Hadlay

daajis.com:-Mucjisada Quraanka Kariimka ayaa waxaa la sheegay inay tahay mid baaxad weyn oo aan la soo koobi karin ka dib markii nin hadli waayey mudo ka badan 20 sanadood lagu daaweeyey quraanka arintaas oo keentay inuu ninkaas uu isla goobtaas uu markii ugu horeysay noloshiisa uu hadal ka soo baxo afkiisa oo uuna ku dhawaaqay towxiidka. 

Quraanka Kariimka ayaa waxaa la sheegay inuu yahay mucjiso uu ilaahay soo dajiyey oo ku cibra qaadashao mudan iyadoona uu sidoo kale uu yahay quraanku dawo lagu daaweeyo cuduro kala duwan iyadoona nin hadli kari waayey in ka badan 20 sanadood oo lagu aqriyey quraanka uu ninkaasi uu isla markiiba uu ilaahay markii ugu horeysay noloshiisa hadalkii ka soo saarey oo uuna goobtaas ku dhawaaqay towxiidka xilli ay dad badan goob joog ahaayeen goobtaas islamarkaana ay marqaati ka ahaayeen arintaas mucjisada iyo cajiibka ah ee ka dhacday goobtaas. 

Ugu dambeyntiina iyadoo ninkaas markii lagu aqriyey quraanka kariimka wixii ka dambeeyey uu noqday qof si caadi ah u hadli kara ayaa arintaas waxaa farxad weyn ka muujiyey ehelada iyo qaraabada ninkaas oo ay ku noqotey wax la yaableh sida uu ninkaas ugu daawoobay quraanka iyadoona qaar ka mid ahaa ehelada ninkaas ay farxad iyo filan waa awgiis ay la ooyeen markii ay arkeen ninkaas oo hadlaayo. 


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada