SAWIRO NAXDIN LEH:- Mucaaradka Syria oo gowracay Weriye Caan ka ahaa Dalkaasi, Digniin Hadaawan hadii aadan xamila karin.

SAWIRO NAXDIN LEH:- Mucaaradka Syria oo gowracay Weriye Caan ka ahaa Dalkaasi, Digniin Hadaawan hadii aadan xamila karin.

daajis.com:-Mucaaradka Syria ee kasoo horjeeda Nidaamka Bishaar Al-asad, ayaa meel fagaare ah ku gowracay Wiil dhalinyaro ahaa oo la sheegay inuu kamid ahaa Weriyayaasha Times, waxaana lagu gooracay Deegaanka Xalib, ka gadaal markii ay kasoo kaxeysteen Gobal ay gacanta ku hayeen Ciiddamadda Bishaar, lana sheegay inuu warar si hoose ugu gudbin jiray Ciidamadda Bishaar.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada