Sedex Arin Oo Sababa In Haweeneydu Qiyaanto Ninkeeda.

Sedex Arin Oo Sababa In Haweeneydu Qiyaanto Ninkeeda.

daajis.com:-Ragga badan ayaa ka sheegta qiyaano qoyseed oo kaga timaada lamaantooda hadaba daajis ayaa warbixintaan ku soo koobeysa sedexda arin ee ugu horeeya ee arintaan sababa.

1- In haweeneyda ay ninkeeda ku qiyaanto sababo maaliyadeed , qiyaanada noocaan ah mararka qaar waa dhif ogoow daajis guud ahaan ma taageersana khiyaano qoyskeeda .

2- In Ninka dayaco xaaskiisa , dhowr nooc ayay noqon kartaa tusaale in haweeneyda dareento in ninkeeda uusan jecleyn , iyo in ninka ay badan tahay bah dilidiisa iyo cayda xaaska uu u geysanayo.

3- Midda ugu dambeysa waxa ay tahay in ninka uu ka gaabiyo waajibaadka qolka oo uu si badel ku yimaado hab gudashadii ciyaarta iyo dhar jintii lamaanta tanina waa halis .


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada