Video Fadeexo:- Madaxweyne Xassan Sheekh Warka Soomaliya BBC” Ayaan ka Dhegaystaa

Video Fadeexo:- Madaxweyne Xassan Sheekh Warka Soomaliya BBC” Ayaan ka Dhegaystaa

daajis.com:-Arinta ugu Qosolka Badan Ayaa waxay Tahay Kadib Markii madaxwaynihii Dhamaa ee dalka Soomaaliya uu Sheegay in Wixii ka Dhaca Dalka uu ka Dhegaysto Idaacadaha.
Madaxwayne Xasan oo Ka hadlayey Mashaqadii ka Dhacday Magaaalada Taleex aya Wuxuu Sheegau Inuu Arintaasi Ka maqlay idaacada BBC.
Madaxwaynaha Ayaa wuxuu Siwayn ugu Mashquulsanaa Maalmahan Danbe mooshinka Iyo Sidii RW Saacid Booska looga Tuuri Lahaa, Taasi oo uu ku Hilmaamay Halka Xaalka dalku uu Marayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada