Daawo Paul Walkier oo qaabkii uu u jilay filmka 'The Fast & The Furious' u dhintay

Daawo Paul Walkier oo qaabkii uu u jilay filmka 'The Fast & The Furious' u dhintay

daajis.com:-Aqristayaasheena waxaa u soo xulnay qeyb ka mid ah filmkii Fast And Furious ee jilaaga maanta dhintay qeybta muuqata ku lahaa isagoo qeybta filmkan uu ka jilay ugu danbeyntii u dhintay.

Paul Walkier ayaa qaabka uu u dhintay ay dad badan layaab ku noqotay, isagoo qaabka maanta uu u dhintayna uu horay ugu jilay filmka Fast and Furious

Mashaqadan ayaa waxaa si weyn ugu naxay taageerayaasha Paul Walkier oo bilowga sanadkan ka sugayay qeybta 7-aad ee filmkiissa caan baxay ee Fast and Furious, kaasoo qeybtii ugu horeysay soo baxay 2001 isagoo la jilayay actorka kale ee Vin Diesel.

Shirkadda Hollywoodka ayaa ku baaqday tacsi deg deg ah, si loo xasuusto loona xuso Actorka Walkier oo kaalin ku lahaa jilayaasha Hollywoodka.


Qeybtan hoose ka daawo qeyb ka mid ah filmkii Fast and Furious oo uu jilay Paul una dhintay maanta. 




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada