Daawo Boqorka Dhaantada oo la fajacay wixii uu ku arkay Yurub iyo 10 dhaanto cusub uu soo saaray,

Daawo Boqorka Dhaantada oo la fajacay wixii uu ku arkay Yurub iyo 10 dhaanto cusub uu soo saaray,

daajis.com:-Boqorka Dhaantada Cali Bashiir "Cali Dhaanto"oo bishii lasoo dhaafay taageerayaashiisa ku nool wadamada Norway, Denmar iyo Swedan kula caweeyay Dhaanto ayaa markii uu ku laabtay Jigjiga wuxuu bulshada deegaanka ismaamulka ugu waramay waxyaabihii uu wadamada Yurub kusoo arkay, isagoo sheegay in wax ka yaabiyay uu kusoo arkay.

Cali Dhaanto ayaa isagoo ka qoslinayay dadka sheegay in waxyaabihii uu la yaabay ay ka mid ahaayeen Saacada dib loo dhigayo dalalka Yurub qaarkood, buundada u dhaxeysa Swedan iyo Denmark, magaalooyinka qaar oo dadka, taraamyada iyo gaadiidka isdhex marayo iyo wayaabo kale.

Wuxuu Cali Dhaanto wuxuu sheegay in la fajacay hab dhaqanka iyo kala danbeynta wadamadii uu booqday.

Sidoo kale Cali Dhaanto wuxuu soo saaray Album cusub oo la wada sugayo, kaasoo weli hawada soo gelin hase ahaatee clips gaagaaban oo ilaa Toban Dhaanto uu sii daayay, kuwaasi oo aad u macaan erayadooda, laxanka iyo muusika la saaray.

Halkan Ka Daawo Dhaantooyinka cusub iyo Wareysiga qosolka badan.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada