Michael Jordan iyo xaaskiisa Yvette Preito oo rajeynaayo cunugoodii ugu horeeyey kadib mudo todobo bilood oo ay is qabeen

Michael Jordan iyo xaaskiisa Yvette Preito oo rajeynaayo cunugoodii ugu horeeyey kadib mudo todobo bilood oo ay is qabeen

daajis.com:-Michael Jordan waxaa uu mar kale noqonaato aabe.cayaaryahanka basketballka caanka ku ah iyo xaaskiisa ayaa rajeynaya cunugooda sida ay shaacisay warbaahinta caalamka.
Michael Jordan oo 50 jir ah iyo xaaskiisa waxa ay is guursadeen todobo bilood ka hor,ayagoo aroos kala xeran ku dhigtay xeebta. 
Michael Jordan iyo xaaskiisa Yvette Preito oo rajeynaayo cunugoodii ugu horeeyey kadib mudo todobo bilood oo ay is qabeen.
Michael Jordan waxaa uu mar kale noqonaato aabe.cayaaryahanka basketballka caanka ku ah iyo xaaskiisa ayaa rajeynaya cunugooda sida ay shaacisay warbaahinta caalamka.
Michael Jordan oo 50 jir ah iyo xaaskiisa waxa ay is guursadeen todobo bilood ka hor,ayagoo aroos kala xeran ku dhigtay xeebta.iyagoo markii hore isku soo guursaday kaniisada Episcopal oo ku taala meel bada agteeda ah,waxaana guurkooda ka soo qeybgaleen 300 oo marti sharaf.
Arintaan ay farxad ku soo dhaweeyeen lamaanayaashan,waxaaney soo wada socdeen mudo shan sano ah.
Michael Jordan wuxuu hore aabe ugu ahaa 3 carruur ah oo ay u dhashay Juanita Venoy oo xaaskiisa hore ahaan jirtay,islamarkaana ay is qabay 17 sano ka hor inta aaney kala tagin 2006.
Waxaana ilmahooda ka mid ah wiilkooda Jeffrey Michael oo 24 jir ah, Marcus James oo 22 jir ah, iyo gabadhiisa daughter Jasmine oo 19 jir ah.
Fardowsa Maxamed Cabdulle.

Michael Jordan iyo xaaskiisa Yvette Preito oo rajeynaayo cunugoodii ugu horeeyey kadib mudo todobo bilood oo ay is qabeen Iyagoo markii hore isku soo guursaday kaniisada Episcopal oo ku taala meel bada agteeda ah,waxaana guurkooda ka soo qeybgaleen 300 oo marti sharaf.

Arintaan ay farxad ku soo dhaweeyeen lamaanayaashan,waxaaney soo wada socdeen mudo shan sano ah.

Michael Jordan wuxuu hore aabe ugu ahaa 3 carruur ah oo ay u dhashay Juanita Venoy oo xaaskiisa hore ahaan jirtay,islamarkaana ay is qabay 17 sano ka hor inta aaney kala tagin 2006.

Waxaana ilmahooda ka mid ah wiilkooda Jeffrey Michael oo 24 jir ah, Marcus James oo 22 jir ah, iyo gabadhiisa daughter Jasmine oo 19 jir ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada