War Deg Deg Ah:- R/Wasaare Saacid oo dhacay iyo Baarlamaanka oo Kalsoonida kala noqday Xukuumadiisa

War Deg Deg Ah:- R/Wasaare Saacid oo dhacay iyo Baarlamaanka oo Kalsoonida kala noqday Xukuumadiisa

daajis.com:-Waxaa hada soo dhamaatay Codeyntii loo qaadayay Mooshinka kalsooni kala noqoshada Xukuumada Soomaaliya iyadoona Xildhibaanada ay intooda badan codkooda qaab gacan taag ah u dhiibteen.


Kulanka Baarlamaanka waxaa xaadir ku ah Xildhibaano gaaraya ilaa 250-Xildhibaan kuwaa oo qaab gacan taag ah codkooda ugu dhiibtay, waxa ayna kala dooranayaan in Xukuumada R/Wasaare Saacid sii shaqeyso ama kalsoonida lagala noqdo oo meesha ka baxdo.

Waxaa hada socda tirinta codka iyadoona la filayo in Goordhaw Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya uu shaaciyo sida natiijada kusoo dhamaato , waxaana wali aan la saadaalin karin cida ay guusha raacdi doonto labada Dhinac.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala Soco Wararkayaga Dambe Insha Allah
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada