daajis.com:-Taageerayaasha Barcelona ayaa laga yaabaa in loo soo bandhigo fursad ah in lagu aaso garoonka kooxda laakiinse waa haddii ay ka guuraan midka haatan oo ay u guuraan mid cusub..
Kooxda reer Spain ayaa qorsheyneysa inay u baneyso ilaa 30 kun oo sanduuqa meydadka in la dhigi doono dhulka hoose ee garoonka haddii ay u guuraan garoon ka weyn Camp Nou mustaqbalka.

Waxa uu u sheegay The Guardian: “Arintaan waxa ay jawaab u tahay dalanka taariikheed ee taageerayaasha kuwaasoo doonaya in lagu aaso garoonka dhexdiisa.”
Waxaa lagu soo waramayaa in marka hore la baneyn doono boos qaada ilaa iyo 500 qabuuro iyadoo qiimaha uu ka bilaabanayo 2500 ginni.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:51 and have
, Published at