Daawo:- Cunug heer aakhiraad laga soo dhigay oo dadka looga naxinayo, video qosol iyo amakaag leh.

Daawo:- Cunug heer aakhiraad laga soo dhigay oo dadka looga naxinayo, video qosol iyo amakaag leh.

daajis.com:-Muuqaalka filim yar oo laga arkagagaxay ayaa waxa laga sameeyay cunug yar oo caag ah kaasoo asiga iyo gaariga uu saaranyahayba laga xukumayo remote isla markaana uu cunugaasi ooynayo iyadoo uu kusoo boodayo ciddii isku dayda n ay u gurmato oo aay ka war doonto waxa ku jira gaariga. 

Waxaa muuqaalka barnaamijkaannlagu duubay magaalada New York oo ay dadka maraya bartamaheeda aad uga baqayeen cunugaan.

Filmkan gaaban oo loo baxiyay the Devil Baby oo micnaheedu yahay cunuguu sheydaanka ahaa ayaa noqday mid isla durbadiiba ay daawadeen mulyuumaad dad ah , waxaana muuqaalkaan  uu noqday mid caan ka noqday caalamka isla maalinkii lasoo saaray.

 Cunugan yar ee loo ekeysiiyay heer aakhiraadka  ayaa laga sameeyay axyaabo balaastiik ah iyadoo loo sameeyay waji argagax leh iyo waliba matag afkiisa kasoo boodayo iyo qeylo laga baqayo oo cidii uuku canaado ay naxdin kud la leedahayba.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada