Daawo Heesta:- War hadaadan wax Tumeyn, Hees lagu canaantay ragga waajibkooda gudan waayay

Daawo Heesta:- War hadaadan wax Tumeyn, Hees lagu canaantay ragga waajibkooda gudan waayay

daajis.com:-Fanaanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway ee Nasteexo Indho ayaa dhawaan soo qaadday hees la magac baxday “War hadaadan tumeyn” oo ah hees looga  cabanayo ragga Soomaaliyeed ee ku guuldareystay in ay qanciyaan dumarkooda dhanka raaxada iyo baashaalka waxaana ay heestani tahay mid lagu canaantay oo lagu fadeexeeyay ragga aan waxba tumeyn ama aan tageyn iyadoo la leeyahay ma tiirkii magaalada tahay hadaadan tumeyn ama aadan tageynin.

Si kastaba ha noqotee heestani ayaa waxey ka careysiisay rag badan oo aan waxba tumeyn tegeynina  iyadoo ay dumar badana ku farxeen maadaama ay tahay hees sii kululeysay xaaladaha xifaaltanka suugaaneed ee waayayan u dhaxeeyay ragga iyo dumarka.

Hadaba ragoow hadaadan wax tumeyn amaadan tageyn ma tiirkii magaalada tahiin? , taasi jawaabteeda waxaan ka sugeynaa ragga fanaaniinta ah.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada