DAAWO:- prah Winfrey oo iska iibineysa guri ay ku leedahay Chicago.

DAAWO:- prah Winfrey oo iska iibineysa guri ay ku leedahay Chicago.

daajis.com:-Haweeneyda maalqabeeenka ah ee u dhalatay dalka Mareykanka ee caanka ku ah taleefishinada ee lagu magacaabo Oprah Winfrey ayaa iska iibineysa guri ay ku leedahay gobalka Chicago, waxey ku dooneysaa qiimo dhan 7.75-m.


Oprah Winfrey  ayaa go'aansatay in ay iska iibiso gurigaan oo ka kooban afar qol oo jiif ah,  labo gushiin iyo masaaxad weyn oo waxyaabaha keydkaa lagashado.

Oprah ayaa marki hore gurigaan ku iibsatay aduun dhan 9-milyan oo doolar, bilowgi shagaashameeyadi ee qarnigii tegay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada