DAAWO:- Diyaarad loo bedelay maqaayad laga cunteeyo dalka Ghana+ VIDEO

DAAWO:- Diyaarad loo bedelay maqaayad laga cunteeyo dalka Ghana+ VIDEO

daajis.com:-Diyaaradii Ghana Airways oo musalaftay kadib markii deymo lagu yeeshay ayaa loo bedelay maqaaxi laga cunteeyo, iyadoo diyaaradan ay labo bilood ka hor duulimaad ku tagtay dalal ka tirsan Yurub iyo Mareykanka.

Diyaaradan oo lagu magacaabo DC 10 ayaa waxay noqotay maqaaxi laga cunteeyo, ayna u soo dalxiis tagaan dadka tujaarta ah ee degan caasimada Accra ee dalka Ghana, waxayna tani aheyd mid layaab leh markii milkiilayaasha diyaaradan ay isku raaceen in laga dhigo Maqaayad, si lacag looga macaasho.

Garoonka diyaaradaha ee Kotota International oo ay diyaaradan ka fadhido qeyb ka mid ah ayaa waxaa u dhow xaafado ay degan yihiin dadka maalqabeenka oo ay ku yaalaan Hotel lagu raaxeysto, dukaamo ganacsi, waxaana habeenkii u soo casho doonta Diyaaradan maqaaxida ah dad badan oo maalqabeen ah.

HALKAN KA DAAWO DIYAARADDAN MAQAAYADDA LAGA DHIGAY










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada