DAAWO: Sawir sameeye caan ah oo soo bandhigay muuqaal dadkii la yaabeen

DAAWO: Sawir sameeye caan ah oo soo bandhigay muuqaal dadkii la yaabeen

daajis.com:-Soomaaliya oo lagu tiriyo wadamada colaadaha iyo masuq maasuqa ay dilloodeen ayaa hadana waxaa intaa u sii dheer maamul xumo iyo ku tagri fal awoodeed, waxaana mudadii burburka dhacay tacadiyo aan la soo koobi karin.

Farshaxamiistaha Soomaalida ugu caansan Amiin Caamir, oo ah qof aragti dheer, isla markaana curiya sheekooyin dadka mahadha ku reeba ayaa sawirkan aad u jeeddaan uga hadlaya siyaasad maldaha oo Soomaaliya ku saabsan.

Sawirku wxuu muujinayaa in dhibaatadii dhacday 1991-kii ay soo laaban karto, hadii aan leys daba qaban, waana digniin iyo baaq siyaale ah oo loo diray madaxda dalka hogaamisa, hadii ay fahamayaan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada