Daawo Sawirada:- Al-Shabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal ay xalay ka qabsadeen Ciidanka Dowlada Soomaaliya

Daawo Sawirada:- Al-Shabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal ay xalay ka qabsadeen Ciidanka Dowlada Soomaaliya

daajis.com:-Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta Magaalada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan waxa ay kusoo bandhigeen gaadiid Dagaal ay xalay ka qabsadeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya kadib dagaal culus ay ku galeen Degmada Mahadaay.

Gaadiidkan Dagaalka ee Shabaab xalay ku qabsadeen Dagaalkii ay ku galeen Degmada Mahadaay iyo Deegaanka Buurane ee Gobolka Sh/Dhaxe ayaa gaaraya ilaa Sadax gaari oo labo kamid ah ahaayeen gawaarida Dagaalka Tiknikada.

Dagaalyahandii Shabaab ee Gaadiidkan xooga kusoo qabsaday ayaa maanta iyaga iyo gaadiidkaasi waxa ay socod ku mareen Magaalada Buulo Burte halkaas ay isugu soo baxeen Taageerayaasha Shabaab.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada