Daawo Video: Amiirka Shabaab Ahmed Godane Walaalkiis oo Dalka Finland Ku Qabtay Shir Looga Hadlay “Barakicinta Hawiye

Daawo Video: Amiirka Shabaab Ahmed Godane Walaalkiis oo Dalka Finland Ku Qabtay Shir Looga Hadlay “Barakicinta Hawiye

daajis.com:-Mohamed Abdi Godane oo taliye ka ahaa Ciidanka gurmadka Boliiska Somaliland wuxuu shaqadiisii ka baxsaday oo Finland galay kadib markii uu habeen saqdhexe xabsiga ka sii daayay walaalkiis Ahmed Godane oo loo xiray lacag uu Wajaale uga dhacay Ganacsade Ethiopia u dhashay.
Shirka Mohamed Abdi Godane qaban qaabiyey ee looga hadlay sidii loo xoojin lahaa xasuuqida iyo barakicinta maatada beelweynta Hawiye ee degaan ahaan ugu badan gobolka Shabeelada hoose wuxuu ka marqaati kacayaa in Godane iyo walaalkiis gacan weyn ku leeyihiin dagaalada ujeedkeedu yahay in beesha Hawiye lagu bartilmaameedsado.
Shirka Finland ka dhacay waxaa ka qeybgalay sedex qof oo beesha Biyamaal u dhalatay,sedex Dirta Xeraale ,inta kalena waxay ahaayeen beesha Isaaq.
Jaaliyadda Hawiye ee ku nool dalka Finland ayaa sheegay inay la yaabeen colaada beesha Isaaq u qabto Hawiye hasse yeeshee waxay dhinaca kale tibaaxeen inay ka tashanayaan sidii ay ka yeeli lahaayeen Mohamed Abdi Godane oo walaalkiis xasuuqay beesha Hawiye inuu shir colaadeed ka qaban qaabiyo Finland.
Si kastaba ha ahaatee,Shirka uu Mohamed Abdi Godane ka qeybgalay wuxuu gudbinayaa fariin weyn oo ku socota beelweynta Hawiye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada