War Cusub: Axmed Siilaanyo oo Hadlay, C/wali Gaas Iyo Hadalkii Faysal “Ethopia Ayuu DACWAD Gaynayaa (Dhegayso)

War Cusub: Axmed Siilaanyo oo Hadlay, C/wali Gaas Iyo Hadalkii Faysal “Ethopia Ayuu DACWAD Gaynayaa (Dhegayso)

daajis.com:-Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo Ayaa Maanta Wuxuu udhoofay Dalka Ethopia Wuxuuna Ka hadlay Arimo Dhowr Ah.

Siilaanyo Ayaa Ugu Horayn Wuxuu Ka hadlay Doorashadii Puntland Wuxuuna Si Adag Ugu Digay C/wali Gaas Isagoona Kula Dar Daarmay Inuu Ilaaliyo Nabadgelyada.
Axmed Siilaanyo Ayaa Dhinaca Kale Bahdilay Faysal Cali Waraabe oo Doonayey Inuu Qayb Kanoqdo Wada Hadalka Dawlada Somaliya iyo Maamulka Somaliland Wuxuuna Sheegay In Xisbigiisa Keliya  Arintaas Geli Karo.
Si Kastaba Warar Hordhac Ah Ayaa Waxay Sheegayaan In Axmed Siilaanyo Dawlada Ethopia Gaadhsiiin Doono Dacwad Ka Dhan Ah Cabdiwali gaas, Iyadoona uu Doonayo In Lagu Amro  Wadadii C/raxmaan Faroole & Heshiiskii kala Dhexeeya

Riix halkan ee ka dhageyso codka siilanyo


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada