Daawo:- Fadeexo qabsatay fanaanada Britney Spears.

Daawo:- Fadeexo qabsatay fanaanada Britney Spears.

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan Britney Spears ayaa bandhig xafladeed ku qabatay Las Vegas, eyadoo ay soo buux dhaafiyeen taageera yaal fara badan.


Fanaanad Britney Spears  oo hees ku luqeyneysa ayaa marka qura  waxaa la arkay maradii ey xirneed oo  hawada la cayaareysa, kadib marki ey furatay. 

Kooxdii la socotay ayaa ugu dambeyn eyadoo wax yar ka dhimanyihiin iney wada furato u ceeb asturay Britney Spears oo u celiyay.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada