Farxiya Kabayare oo Habeenka Sabtida Bandhig ku qaban doonta Nairobi + Video

Farxiya Kabayare oo Habeenka Sabtida Bandhig ku qaban doonta Nairobi + Video

daajis.com:-Fanaanada codka halaasiga ah leh ee Soomaaliyeed Farxiyo kabayare oo iminka ku sugan Dalka Kenya ayaa lagu wadaa todobaadkaa in Bandhig wayn ku qabato Magaalada Nairobi dalka Kenya.
Xiddigtaa codka macaan ayaa Bandhigeedaa waxaa diyaar garow u galay taageerayasheeda kuwaas isku dayaya in Bandhigaa ka soo muuqdaan kaas oo ka dhaci doona howl ku yaal Xaafada Soomaalida u badan tahay Islii.
Kabayare oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay Bandhigaa in uga gol leedahay in taageerayaasheeda oo muda is arag kulmaan si Heesaheeda halkaa ugu soo bandhigto waxaana xiddigtaa la socda Fanaaniin kale.
Farxiyo ayaa ka mid ah fanaaniinta aad codkeeda loo xiiseeyo oo ka mid ah Fanaaniinta Waqooyiga America waxaana xiddigtaa lagu wada in habeenkaa halkaa ka tunto oo ku beegan 11 Bisha Janaayo.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada