DAAWO VIDEO: Nolosha Muqdishada Cusub ee 2014,"Muuqaal Cajiib ah Daawo"

DAAWO VIDEO: Nolosha Muqdishada Cusub ee 2014,"Muuqaal Cajiib ah Daawo"

daajis.com:-Muqdisho waxeey dib u heshay Bilicdii Bariisamaadka & Adeegii asaasiga ahaa ee lagu garto in uu wadanka luu yahay Nidaam Dowladeed ee laga amar qaato.

Wadooyinka Muqdisho waxaa ka jiro arimo waa hore ugu dambeeyay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, Balse qof walba markuu arko Muuqaalkani waxuu dareemayaa in Wadanka Somalia uu dib cagahiisa ugu istaagay Sanado badan kadib ee nala daawo muuqaalkani.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada