Aqriso Qodobada Ay ku heshiiyeen Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland iyo Sida uu u Dhacay saxiixa!!

Aqriso Qodobada Ay ku heshiiyeen Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland iyo Sida uu u Dhacay saxiixa!!

daajis.com:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in halkaas uu goordhow ku soo dhammaaday wadahalada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland, kuwaasoo muddo seddax cisho shir lahaa,Labada dhinac ayaa goordhow kala saxiixday heshiis ka kooban dhowr qoddob.

Waxaa ugu muhiimsan in labada dhinac ay isla garteen in ay u cambaareeyaan xasuuqii ka dhacay gobalada Waqooyi ee Somaliland, xilligaas oo dalka uu madaxweyne ka yahay Maxamed Siyaad Barre, siddaas waxaa u sheegay VAO, wasiirka amniga dowladda Soomaaliya, Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada