DAAWO VIDEO:- Shiinaha oo arin lagu farxo ka hirgelinaya Muqdisho

DAAWO VIDEO:- Shiinaha oo arin lagu farxo ka hirgelinaya Muqdisho

daajis.com:-Waxaa maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho Saraakiil ka socotay dowladda Shiinaha, kuwaasi oo indha indheyn ku sameynayay goobo muhiim ah oo ay dib u dhis ku sameynayaan dhawaan.

Warbixin laga sii daayay TV-Qaranka ayaa dad badan ay soo dhoweeyeen, taasoo ka hadleysay dadaalka iyo qorshaha Dowladda Shiinaha ay ku dooneyso in ay ka hirgeliso magaalada Muqdisho, waxaana xarumaha ugu muhiimsan ee ay dib u dhiska ku sameynayaan ugu horeeya Garoonka ciyaaraha Muqdisho Stadium, Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir iyo xarumo kale.

Hadaba Halkan ka daawo Muuqaalka goobaha ay dib u dhiska ku sameynayaan Shiinaha iyo xarumaha ay booqdeen ee burbursan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada