Haifa oo Muuqaal laga yaabay lasoo baxday sanadka cusub 2014..

Haifa oo Muuqaal laga yaabay lasoo baxday sanadka cusub 2014..

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee Haifa Wehbe ayaa lasoo baxday muuqaal dadka aad usoo jiitay habeenki dhalashda sanadka cusub 2014, eyadoo xaflad ku qabatay dalkeeda Lubnan.


Haifa ayaa soo xiratay labais qurux badan oo miirkii ka xaday jaamaahiirti xaflada soo xaadiray, sidoo kale Haife ayaa Timo cassaan ah kusoo dhoweysay sanadka cusub. 



Fanaanada Haifa waxey sanadkii tegay ee 2013 kamid noqotay 30-ka hablood ee ugu qurxoon caalamka.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada