Kooxa Fanaaniin Swedhish ah oo Hees u sameeyay Xulka dalka Soomaaliya ee Ciyaaraya Koobka Bandy

Kooxa Fanaaniin Swedhish ah oo Hees u sameeyay Xulka dalka Soomaaliya ee Ciyaaraya Koobka Bandy

daajis.com:-Koox fanaaniin swedhish ah ayaa dhawaan hees u sameeyay Xulka Qaranka Dalka Soomaaliya ma talaya ee ka qayb galaya tartanka koobka ciyaarta Bandy ee lagu wado dhawaan in lagu qabto Dalka Russia.

Kooxdaa ayaa heestaa u sameeyeen waxa ay tahay hees dhiiri galin ah waxaana fanaaniintaa ka caawiyay heestaa abwaaniin Soomaali ah taas oo dhawaan soo saareen fanaaniintaa.   

Ciyaartoyda koobkaa ka qayb galaya ayaa heestaa Kooxdaa fanaaniintaa u sameeyeen waxa ay ku sheegeen mid siisay dhiirgalin wayn waxa ayna uga mahad celiyeen heestaa u sameeyeen.

Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay koobkaa ka qayb galaysa waxaana tilaabada tahay mid horumar ah oo Soomaaliya ku tilaabsatay iyada xiddigaha ciyaaraya dhamaantood degan yahiin Swedan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada