Kim Kardashian: Waxaan Rabaa Inaan Dhalo Caruur Badan.

Kim Kardashian: Waxaan Rabaa Inaan Dhalo Caruur Badan.

daajis.com:-Xiddigta Talefishinka ee Kim Kardashian oo marti ku eheed barnaamijka "The Ellen DeGeneres Show", ayaa ka sheekeysay gabadheeda yar ee North West, eyadoo tiri maalinba muuqaal cusub ayey lasoo baxdaa, mar aabeheed ayey u ekaataa marna aniga waaanu ka yaabahay.


Waxaa la weydiiyay hadii caruur kale ay dhaleyso iyo in kale?, eyadoona ku jawaabtay: marki aan dhalay gabadheyda kadib waxaa rabooday inan dhalo malyuun caruur ah, eyadoo dhanka kale sheegtay in xili mardhow eysan uur qaadi doonin.

Kim waxaa kale ay ka dhawaajisay in marki ay dhashay gabadheeda North, hooyadeed ku tiri waxaad istaahishaa abaalmarin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada