Daawo film Cajiib ah oo lamagac baxay Maseerkii Riyadi Fashilisay

Daawo film Cajiib ah oo lamagac baxay Maseerkii Riyadi Fashilisay

daajis.com:-Film ka hadlaya raga soomaaliyeed ee caadeystey in ay dumarka been u sheegaan.

Ayagoo caruur iyo xaas leh ayey naag kale intey u tagaan lee yihiin naag iyo caruur ah malihi

kadibna sidaas ayey ku guursadaan, markii xaaskiisi hore ay weydisana maxaad maalmahaan isku bedeshay oo aad usoo hooyanin

waxay ku jawaabaan shaqo ayaa iga badatay iyo arimo kale, balse markii arinkiisu uu fashilmo ayaa waxaa ku dhacda in uu waayo labada naagba iyo caruurtiisa.

Taasoo ay u dheertahay in ay ugaar sadaan raga la dhashay dumarka oo mararka qaar
gacantooda ay sababsadaan , sida hadaba ku dhaceysa ninkaan.



HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA OO DHAMEYSTIRAN



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada