Maamulka Axmed Madoobe oo maanta Kismayo lagu caleemo-saaray (SAWIRRO + VIDEO)

Maamulka Axmed Madoobe oo maanta Kismayo lagu caleemo-saaray (SAWIRRO + VIDEO)

daajis.com:-Waxaa maanta lagu caleema-saaray magaalada Kismayo maamulka cusub ee Jubba kaas oo uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaan (Madoobe).

Xafladda caleemo-saarka oo ka dhacday xarunta madaxtooyada ayaa waxaa kasoo qeyb galay hogaanka AMISOM ee Soomaaliya Amb. Mahamat Anadiff  iyo ergayga gaarka ah ee Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Amb. Michele Cervone d'Urso, masuuliyiin ka kala socota dowladda federalka, maamulka Puntland iyo marti sharaf kale.

DAAWO VIDEO-GA







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada