War Cusub’ Madaxweyne Xasan Sheikh” Golaha Wasiirada Cusub Ee Lasoo Xuli Doona Kuma Jiri Doonaan Kuwii Kasoo Shaqeeyay Xukuumadii Fashilantay Ee Dr Saacid “

War Cusub’ Madaxweyne Xasan Sheikh” Golaha Wasiirada Cusub Ee Lasoo Xuli Doona Kuma Jiri Doonaan Kuwii Kasoo Shaqeeyay Xukuumadii Fashilantay Ee Dr Saacid “

daajis.com:-Mudane Xasan Sheekh Maxamuud madaxwaynaha Soomaliya Ayaa Wuxuu Bixiyey Xog Cusub ee ku Aadan Golaha Wasiirada Cusub ee Lasoo Dhisayo.
 
Isago ka jawabayay su,aala ay wariyayasha weydyeen ayaa wuxuu Sheegay In Xukuumada Lasoo Dhisayo Ay ka Duwanaandoonto Midii Hore, Sidoo kale Wuxuu Sheegay Hadii Ay Xukuumadii SAACID Tahay Mid Fiican In la haysan Lahaa, Ugu Danbayna Wuxuu ka hadlay Inuu Raysal Wasaaraha Ku Fara Gelinayo Howshaasi.

 
Hadalka kasoo yeeray madaxwaynahe Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Umuuqata Inaysan Suuro galayn Maadaama Madaxwaynaha uu Dabada Ka Riixayo Qaarkamida Xubno Ka Tirsan Golihii Wasiirada ee Xukuumadii Saacid oo qeyb ka ahaa in Dr saacid mesha laga saaro kuwa oo xiriir dhow la leh madaxweynaha.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada