daajis.com:-Jaceylka ayaa leh farxad balse weli ma is weydiisay weli in uu leeyahay faa`idooyin kale oo dhanka caafimaadka ah .
Daraasado cilmiyadeed ayaa muujinaya in jaceylka uu 5 -faa`ido oo
caafimaad oo wax tar leh uu u leeyahay dumarka , hadaba daajis ayaa
ku soo koobeysa warbixintaan .
* Waxa Uu Ilaaliyaa Dhalinyarnimadaada : waxa uu jaceylka ka qeyb
qaataa in haweeneyda uu ka yeelo mid u muuqaneysa mid ka yar da`deeda ug
yaraan 5-sano .
* Waxa Uu U Fiican Yahay Maskaxda: Jaceylka waxa uu kaa
ilaalinayaa wel wel-ka iyo murugada , sidoo kale jaceylka xasuusta ayuu
wanaajiyaa.
* Waxa uu Sara U Qaadaa Quruxda Tinta : arin la yaab ah ayay kuula
muuqan kartaa balse jaceylka waxa uu kaa saacidayaa in jirkaada uu
haysto hormone-da wanaajiya quruxda tinta.
* Culeyska Jirkaada Ayuu Ilaaliyaa : haweeneyda uu jaceylka ku dhaco waxa ay ilaalisaa muuqaalka jirkeeda in badan
![]() |
qurux lee ayaa lamarayaa www.daajis.com |
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:30 and have
, Published at