U Gaar Dumarka : Maka Xishootaa Ninkaada ? Kaliya 5-Daqiiqo Ayaa Kugu Filan In Aad Dareenkiisa Ku Kiciso .

U Gaar Dumarka : Maka Xishootaa Ninkaada ? Kaliya 5-Daqiiqo Ayaa Kugu Filan In Aad Dareenkiisa Ku Kiciso .

daajis.com:-Haween badan ayaa ku jahwareersan qaabka ay ragooda ugu sheeganayaan in ay u baahan yihiin ciyaarta sariirta xishood dartiis , hadaba daajis ayaa ku siineysa talo yar balse faa`ido xanbaarsan oo ah in 5-daqiiqo aad ku kicin karto odayga adiga oo u diraya fariimo maldahan .

Daqiiqada 1-aad : dareenkaada sii xilliga uu cassheynayo , indhihiisa xoogaa il biriqsi qaab dabacsan u eeg , fariintaada waxa ay xanbaarsan tahay macno aad u weyn ogoow fariin la gudbiyo tan ugu fiican waa midda indhaha .

Daqiiqadii 2-aad : sameey fariin xadidan ama tilmaan muujineysa in aad u kulushahay tusaale ” waan kuu baahanahay , waan ku dareemayaa , il jibin , eray jilicsan oo muujinaya in aad macaansaneyso “.

Daqiqiadii 3-aad : Adeegso habka kicinta banaanka si fariinta u gaarsiiso , tusaale , banjaamo ugu keen cashada ama catar nooc uu jecel yahay isku soo shub haddii aad ka xishooneyso in aad hadal ugu muujiso dareemahaada tani aad ayay ku anfeceysaa.

Daqiiqadda 4-aad : Is xasuusi adiga in uu yahay isaga qofka kaliya ee dunidaan jooga ee kaa haqab tiri kara baahida ciyaarat sariirta , waxaa laga yaabaa in howlaha culus ee guriga iyo caruurta ku saameeyaan balse ha u oglaan in noloshaada sariirta ay kaa hor istaagaan .

Daiiqadda 5-aad : Adeegsada luqadda jirka ama luqad gaar ah oo idin dhaxeeysa oo aad isugu gudbineysaan in aad isu baahan tihiin , xittaa eray kaftan ah u sameysta iyo dareemo wax ku ool ah , ogoow arimahan kulanka ayay ka yeelayaan mid xaraarad leh .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada