Daawo:- Heesta Malang ee filinka Dhoom 3 oo noqotay tan ugu qaalisaneyd Bollywood

Daawo:- Heesta Malang ee filinka Dhoom 3 oo noqotay tan ugu qaalisaneyd Bollywood

daajis.com:-Heesta Malang ee filinka Dhoom 3 oo uu jilay Aamir Khan iyo Katrina Kaif ayaa noqotay heesta ugu qaalisanyd taariikhda Bollywood iyadoo lagu qiiimeeyay ilaa 5 crore waxaana heestani sidaa ka dhigay cayaaryahanada jineestikada ee ku jira oo gaaraya ilaa 200 oo qof oo laga kala keenay dunida dhan.

Waxaa heestani ay cinwaan u noqotay filinka Dhoom 3 oo sanadkaan asna jabiyay rikoorka filinkii u qiima badnaa Bollywood.

Aamir Khan ayay sanadkan iskugu toostay waxuuna ku tuntay jilayaal badan oo iska haysan jiray suuqa qiimaha aflaamta Bollywood.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada