DAAWO SAWIRADA:- Marwada Madaxwaynaha Soomaaliya oo Deeq Gaarsiisay Muwadinin Laga Soo Tarxiliyay Sucuudiga

DAAWO SAWIRADA:- Marwada Madaxwaynaha Soomaaliya oo Deeq Gaarsiisay Muwadinin Laga Soo Tarxiliyay Sucuudiga

daajis.com:-Marwada Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho deeq ugu qaybisay muwadiin Soomaaliyeed oo laga soo ratxiilay Dalka Sucuudiga .

Deeqdaan ayaa isugu jirtay Lacag iyo Cuno ay marwadu ugu talagashay in ay sii isticmaalan inta ay Nabad ku gaarayaan Goboladii ay horay uga yimaaden Dadkaasi .
Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa sidookale ka qayb gashay Munaasibad lagu furayay dhismaha teendhooyin laga hirgelinayo garoonka diyaaradah Aadan Cadde oo loogu talagalay in la dajiyo dadka laga soo Tarxiiliyo Dalka Sucuudiga .

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa Labadii Maalin ee u dambaysay Marti galiyay Soomaali Farabadan oo laga soo Tarxiilaiyay Sucuudiga .

Maxamed Xirsi Jabra
Jabra444@gmail.com





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada