Abdul Arts oo sawir cajiib ah ka sameeyay Al-Shabaab iyo maalinta jaceylka ee "Valentine´s Day"

Abdul Arts oo sawir cajiib ah ka sameeyay Al-Shabaab iyo maalinta jaceylka ee "Valentine´s Day"

daajis.com:-Farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Abdul Arts ayaa sawir gacmeed qosol badan ka sameeyay Maalinta Jaceylka 14 Febraayo oo dunida laga xuso, wuxuuna Farshaxaniistaha uu ku cabiray sawirkiisa fikrada Al-Shabaab iyo xaalada maanta.

Farshaxaniiste Abdul Arrts ayaa ugu mgac daray Sawirkiisa Valentine´s Day Al-Shabaab Style, waxaana hubanti ah in sawirkaani ay caro ka qaadi doonaan Al-Shabaab.
Maalinta Jaceylka Adduunka oo aan raad ku laheyn dadka Islaamka ayaa culumada ay ka digeen in loo dabaal dego maalintaasi oo ku beegneyd shalay, waxaana ay ku sharxeen muxaadarooyin diini ah.


Valentine wuxuu ahaa nin ka ka tirsanaa Romaaniyiintii hore ee diinta Kirishtaanka haystay, intaan la soo dirin Nabi Ciise (cs), dumarka ayuu aad u jeclaa, isagoo aakhirkiina ku dhintay arrimo la xariira dumarka.

Xiligaas kadibna waxaa Valentine dadkii uu ka dhashay u aqoonsadeen Illaaha Jaceylka, ilaa maanta dunida reer galbeedka ay u dabaal degaan xuskiisa.
Valentine Muxuu Ahaa?

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada