DAAWO VIDEO:- Ciidamo Itoobiyaan ah oo soo buux-dhaafiyay Baladweyne

DAAWO VIDEO:- Ciidamo Itoobiyaan ah oo soo buux-dhaafiyay Baladweyne

daajis.com:-Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah daladda AMISOM ayaa shalay iyo maanta kusoo qul-qulayay xarunta gobolka Hiiraan ee Baladweyne.

Magaalada Baladweyne oo ay horay ugu sugnaayeen ciidamo ka socda waddanka Jabuuto ayaa waxaa soo xoojiyay ciidamada Itoobiya.

Imaatinka ciidamada Itoobiya ee Baladweyne ayaa kusoo beegmaya xilli ciidamada AMISOM qorsheynayaan dagaal ka dhan ah deegaanada ay ku sugan yihiin ururka Al-Shabaab.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada