Daawo Sawirada :- Qaabka Ciidamada AMISOM u tababaraan Ciidamada Cusub ee Milatariga Soomaaliya

Daawo Sawirada :- Qaabka Ciidamada AMISOM u tababaraan Ciidamada Cusub ee Milatariga Soomaaliya

daajis.com:-Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa tababar mudo dhoor bilood ah socday waxa ay usoo xireen Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo tababar ku qaadanayay Xero ciidan oo kutaala Jaziira.

in kabadan 100-Askari oo katirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa loo soo xiray tababar mudo dhoor bil socday ay bixinayeen Saraakiil katirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Ciidamada milatariga ayaa la barayay qaabka loo dagaalamo iyo sidoo kale qaabka ay isku difaaci karaan hadii weerar kadis ah lagu soo qaado , Ciidamada latababaray ayaan u muuqda kuwa si fiican u fahmay casharadii ciidan ee la baray.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada