Daawo Video:- Universal Baranaamijka Faaliyaha Waraysi Rw C/wali & Xiisad Muqdisho Ku Dhex Martay Ciidankii Gaas & Kuwa DF

Daawo Video:- Universal Baranaamijka Faaliyaha Waraysi Rw C/wali & Xiisad Muqdisho Ku Dhex Martay Ciidankii Gaas & Kuwa DF

daajis.com:-Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijkii Faaliyaha Qaranka oo Todobaadkan Lagu Waraystay Raysal Wasaaraha Soomaliya Cabdi wali Sheekh Axmed.

Qodobada Laga waraystay Ayaa Ah Kuwa Xiiso Badan, Sida Hubka Laga Iibiyey Shabaab, Xilka Qaadista Tarsan, Warbixinta La Xidhidha Kufsiga, iyo Sidoo kale Lacagtii Turkigu Ka Goostay Soomaliya.

Dhinaca kale Barnaamijka ayaa waxaa Lagu Soo Bandhigay Xiisad ku Dhexmartay Magaalada Muqdisho Maleeshiyo Beeleed uu C/wali Gaas Halkaasi La Tagay & Kuwa Dawlada Soomaliya iyo Waliba Qodobo kale.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada