Dowladda Turkiga oo beenisay in ay jartay dhaqaalihii tooska ahaa ee dowladda Soomaaliya

Dowladda Turkiga oo beenisay in ay jartay dhaqaalihii tooska ahaa ee dowladda Soomaaliya

daajis.com:-War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga ayaa lagu sheegay in eysan joojin dhaqaalihii tooska ahaa ee ay siin jireen dowladda Soomaaliya, iyadoona wasaaraddu sheegtay in si khaldan loo daabacay war dhawaan ay daabacday wakaaladda wararka ee Reuters. 

"Dhaqaalaha aanu siinno dowladda Soomaaliya waxa aanu u marsiinaa safaaradeena Soomaaliya oo kashka ugu geysa dowladda soomaaliya sanduuqyo, maadaama auusan jirin bangi caalami ah oo dowladda wax loogu wareejin karo"ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arr. dibedda Turkiga.


Sharciga caalamiga ah ayay sheegeen in uu waafaqsan yahay wareejinta lacagtan, eyna ogyihiin dowladaha deeqda siiya Soomaaliya.


 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada