Katrina Kaif ,Priyanka Chopra Deepika Padukone oo u sharaxan Xiddigta Bisha Bollywoodka...

Katrina Kaif ,Priyanka Chopra Deepika Padukone oo u sharaxan Xiddigta Bisha Bollywoodka...

daajis.com:-Actarada Katrina Kaif priyanka Chopra iyo Deepika ayaa ku tartamaya atariishada ugu fiican Bollywoodka bishii aan ka soo gudbnay waxaana qiimayn lagu samayn doonaa aflaantii u danbeeyay jilaayaasha ka ahaayeen.

Sedaxdaa actar ayaa sidoo kale lagu qiimayn doonaa staylkooda iyo wax soo saarkoodii u danbeeyay waxaana xiddigahaa qiimayn doona gudiya kala duwan oo ka socda Bollywoodka iyo khabiiro kale. 
Katarina Kaif ayaa sheegtay in ay ku rajo wayn tahay in ku guulaysan doonto waxaana ayna xustay in arintaa dadaal ugu jirto sidii ugu guulaysan lahayd laakiin dadka waxa ay u saadaalinayaan Priyanka Chopra.
Actarada ayaa dhamaantood ah kuwa aad looga xiiseeyo Bollywoodka waxa ayna jilaayal ka yahiin dhoor filim iyaga oo aflaantooda yahiin kuwa taageerayaal badan ku mutaystay walow aflaanta kala qaalisan yahiin.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada