{Sawirro}:- Kooxda kubadda cagta Comsed oo ciyaaro saaxiibtinimo ugu kacaysa Muqdisho

{Sawirro}:- Kooxda kubadda cagta Comsed oo ciyaaro saaxiibtinimo ugu kacaysa Muqdisho

daajis.com:-Waxaa markii ugu horreeysay ka safraya Puntland koox dheesha kubadda cagta,kooxdaasi oo ku siijeeda magaalada Muqdisho si halkaasi ay uga soo ciyaaran ciyaaro saaxibtinimo oo ay la leeyihiin kooxaha heerka koobad ee ka dhisan magaalada Muqdisho.


Waxaa markii ugu horreeysay ka safraysa Puntland koox kubadda cagta
ah,taaso ku siijeeda magaalada Muqdisho si halkaasi ay uga soo
ciyaaran ciyaaro saaxibtinimo oo ay la leeyihiin kooxaha heerka koobad
ee ka dhisan magaalada Muqdisho.

Maalmo kaddib ayaa la qorsheynaya in kooxda kubada cagta Comsed Clup
oo ka dhisan magaalada Gaalkacyo,kana mid ah kooxaha heerka koobad ee
Puntland inay u dhoofan Muqdisho.

Kulamo saaxibtinimo ayaa la sheegaya inay Muqdisho kula soo ciyaari
doonan kooxaha heerka koobad ee kala ah Elman iyo Dekadaha,sidana
waxaa xaqiijiyey guddoomiyaha kooxda Comsed C/qani Khaliif Carabey oo
isagu dadaal u galay sidii ay u dhici lahayd in koox Puntland ka
socota ciyaaro heer caalami ah ku soo ciyaarto magaalada caasumada ah
ee Muqdisho.

"Dadaal dheer ayaan u galney sidii ay ku suurobi lahayd in ciyaaro
koox Puntland ka socoto ku yeellato Muqdisho,

waa buug cusub runtii waxaa na soo gartay goor dhaweyd war qad codsi
ah oo an gudbinay jawaabteda,xiriirka kusbadda cagta Soomaaliyed
ayaana si weyn u soo dhaweeyey in Comsed oo ah koox ciyaaryanaha
wanagsan ay u ciyaaran inay ka soo ciyaarto Muqdisho,casumaad ayaan ka
helney kooxaha Elman iyo Dekadaha iyaga ayaana la soo ciyaareyna"ayuu
yiri guddoomiye Carabay oo la hadlay puntalndi

sidoo kale waxaa uu guddoomiyuhu farrin u diray wasaarada cusub ee
cayaaraha iyo dhallinyarada Puntland iyo dowladda faderaalkaba,waxaana
uu sheegay inay tahay qeyb ka mid ah hormarka dalka haddii ay ka
shaqeeyan oo ay taageeran kooxa dalka ka dhisan.

Guddoomiye C/qani Khaliif Carabey waxaa uu sidoo kale ugu baaqay qurba
jogta Puntland iyo Soomaalida kalaba inay taageero uga baahan yihiin
maadaama Isbortisku uu yahay is dhex-galka bulshada.

"Qurba jogta waxaan farayna inan taageero uga baahahanay tallabaadan
oo an muddo ka shaqeynayey waa mid waxbadan ku soo kordhinaysa
dhallinyaada Soomaaliyed,waxaana u sheegena inan heer wanagsan jogno
qorba jogta hana taageerto,shacabka Puntland ayaan baaq midka la mid
ah u diraya,Comsed lama oranayo waa koox iyo Gaalkacyo ka socota
laakin magaca Puntalnd ayey ku socota waana muhiim inad na
taageertan."ayuu yiri Carabey.

Mulkiilaha kooxda kubadda Cagta ee Comsed Dr Dhaga-Cadde ayaa
fududeeyey in kooxdiisu u safarto iyagoo adegsanaya dhinaca duulimadka
Muqdisho.

Hoos ka akhri kullamada iyo ciyaaraha ay yeelan doonto Comsed, iyo
warqada aqballada ee ay Muqdisho ku tag



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada