daajis.com:-Kadib magacaabistii la magacaabay shalay guddoomiyaha gobalka
Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Jeneraal XAsan Maxamed Xuseen
Muungaab ayaa la amray ciidanka booliska iyo kan nabad sugidda ee qeybta
gobalka Banaadir inay ka amar qaataan Muungaab.
Maadaama wareegtada lagu sheegay in xilkii laga qaaday guddoomiyihii
hore ahna duqii hore Maxamuud Axmed Nuur Tarzan waxaa la fray ciidamada
booliska qeybta gobalka Banaadir inay si toos ah u hoostagaan Jeneraal
Muungaab.

Ammaanka magaalada Muqdisho oo maalmihii dambe laga deyrinayay ayaa
dad badani wal-wal ka muujiyeen isbedalkan cusub oo dowladda ay ku
dhawaaqday, waxaa sidoo kale warar la helahy ay sheegayaan in saraakiil
ciidan iyana isbedal lagu sameyn doono.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:52 and have
, Published at