Aamir Khan oo filim Romance la jilaaya Ileana D'Cruz.

Aamir Khan oo filim Romance la jilaaya Ileana D'Cruz.

daajis.com:-Superstar Aamir Khan waxa uu filimkiisa soo socda la jili doonaa atariishada da'da yar ee Ileana D'Cruz, taas oo sida ay sheegtay hamuun u qabta iney la shaqeyso jilaagaan.

Ileana D'Cruz oo 26-jira, waxey horay u sheegtay in riyadeedu tahay iney filimaan ay la jisho sedaxda xiddig ee reer Khan, Aamir, Salman iyo Shah Rukh Khan.



Atariishadaan muuqaalka qurxoon ayaa tiri, waxaan shalaay ka joogaa, inaan iska lumiyay fursad aan Salman Khan kula jili lahaa filimka "Wanted" .






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada