Daawo:- Nin Hindi ah oo Xaaskiisa ku tijaabiyo sixirka iyo indha sarcaadka

Daawo:- Nin Hindi ah oo Xaaskiisa ku tijaabiyo sixirka iyo indha sarcaadka

daajis.com:-39 sano jir u dhashay dalka Hindiya ayaa Xaaskiisa ku tijaabiyo wax walbo oo halis gelin kara nafteeda, isagoo arintaasina ku sheegay in uu u sameynayo kalsooni daro ay dadka daawanaya indha sarcaadkiisa ama sixirkiisa ku qabin. 

Bhramaramba Budati wuxuu sheegay in Xaaskiisa iyo labo wiil uu dhalay in uu ku tijaabiyo kuna tababarto indha sarcaadka, isagoo sameeyo waxyaabo caqli gal aheyn oo argagax leh.


Muuqaalkaan dad badan ay la fajaceen, isagoo naagtiisa Smash lagu magacaabo uu dhulka seexiyay kadibna uu seef ugu goynayo qumbo jocorteeda saaran, sidoo kale waxaa ka muuqda muuqaalkaan arrimo kale oo hadaad fiirsato qaadan karin, balse farsamadiisa gaarsiisan tahay in uu dadka tusiyo.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada