Angelina Jolie iyo Brad Pitt oo ku balamay guur Taariikhi ah.

Angelina Jolie iyo Brad Pitt oo ku balamay guur Taariikhi ah.

daajis.com:-Mudo dheer kadib waxey ku dhawaaqeen lamaanaha Hollywoodka ee Angelina Jolie iyo Brad Pitt, xiliga  guurkooda rasmigaa uu dhacaayo, mid kamida wargeysyada Mareykanka ayaa lugu xusay in xaflada Jolie iyo Brad ay dhici doonto 24-ka May ee sanadkaan.



Wargeyska ayaa tilmaamay in arooskaan taariikhiga ah ay kasoo qeyb geli doonaan dad gaaraya 200 oo ruux, laakiin si cad uma sheegin magacyada dadka soo xaadiri doona.




Waxaa xusid mudan in Angelina Jolie iyo Brad Pitt isku leeyihiin xiligaan lix caruura, oo sedax kamida eyagu dhaleen.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada