Daawo:- Al-Shabaab oo dad kasoo barakacay Qoryooley u qeybiyay mucaawino

Daawo:- Al-Shabaab oo dad kasoo barakacay Qoryooley u qeybiyay mucaawino

daajis.com:-Saraakiisha Al-shabaab ee Shabeelada Hoose, ayaa maanta raashin u qeybiyay shacabkii ka barakacay magaalada Qoryooleey.

Dadkan ka qaxay Qoryooleey, ayay shabaab Raashinka ugu qeybiyeen magaalada Buula-mareer ee isla Gobolka Shabeelada Hoose.
















FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada