Daawo:- Banaanbixii Shariif Xasan loogu diiday inuu Baydhabo Galo

Daawo:- Banaanbixii Shariif Xasan loogu diiday inuu Baydhabo Galo

daajis.com:-Dadweyne careysan ayaa banaanka garoonka diyaaradaha isku gedaamay ka hor inta aysan diyaarada soo degin, iyagoo taayaro gubay, waxaana dadweynaha ay ku qeylinayeen erayo ay ka mid yihiin “Dooni meyno dooni meyno Shariif Xasan”.


Banaan baxa ayaa bilowday ka hor inta aanay diyaarada siday Shariif Xasan ka ambabixin magaalada Muqdisho, iyadoo dibad baxayaashu ay ahaayeen kuwo ka war qabay imaanshaha Shariifka.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada