DAAWO FASHIL:- Amin Arts oo Sawir ku muujiyay siyaasad ay wadato Dowlada Ethiopia

DAAWO FASHIL:- Amin Arts oo Sawir ku muujiyay siyaasad ay wadato Dowlada Ethiopia

daajis.com:-Iyadoo qeybo kamid ah gobalka Hiiraan ay ka socanayaan howlgalo gobalka looga saarayo ururka Al-Shabaab ee kasoo horjeeda dowlada ayaa farshaxamiistaha Soomaaliyeed Amin Arts waxa uu soo saaray sawir uu si weyn ugu dhaleeceenayo dowlada itoobiya oo ciidameeda ay hogaaminayaan howlgalada ka socayana gobalkaasi.


Sawirka uu soo saaray Amin Arts ayaa waxa uu ku muujiyay in Dowlada itoobiya ay dooneeso in ay masuul ay wadato loo magacaabo Madaxweynaha maamulka Hiiraan State.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada