DAAWO Muuqaal:- Sirta Ku Jirta Saliid Macsarada Ee Geelu Shiido muuqal yaableh oo Barawe Laga soo duubay, Waligaa ma aragtay ?

DAAWO Muuqaal:- Sirta Ku Jirta Saliid Macsarada Ee Geelu Shiido muuqal yaableh oo Barawe Laga soo duubay, Waligaa ma aragtay ?

daajis.com:-Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Muuqaalka Cajiib ah Kasoo oo Laga soo Duubay Gudaha Magaalada Baraawe waxaadna uga Bogon doontaan Sirta Ku Jirta Saliid Macsarada Geela Shiido.


Muuqaalkan oo Xiiso Gaar ah uleh Dadka aan horay urag wax soo Saarka dalkooda, Ayaa waxaa Lagu soo Bandhigay NEEF GEEL AH kaasi oo lagu Samaynayo Macsaro.


Neefka ayaaa sidoo kale Indhaha Laga Xidhay, Taasi oo lagu sheegay inay tahay xeelad hadii kalana uu wareeri lahaa, Daawo Muuqaalka Cajiibka ah.

Halkaan ka Daawo:- 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada