Daawo Muuqaal:- Turkiga oo awood ku soo riday dhulkana soo dhigay Diyaarad dagaal oo nafta u keentay , Yaa iska lahaa

Daawo Muuqaal:- Turkiga oo awood ku soo riday dhulkana soo dhigay Diyaarad dagaal oo nafta u keentay , Yaa iska lahaa

daajis.com:-Diyaaradaha dagaalka ee Milatariga dalka Turkiga ayaa awood balaaran ku soo riday Diyaarad Dagaal oo nafta u keentay taas oo dhoor jeer loo digay Duuliyihii waday balse ugu dambeeyntii Diyaaradaan oo la toogtay waxeey ku dul bur burtay buuro dhaa dheer dushooda. 


Diyaarada dagaal ee la soo riday ayaa waxaa lagu sheegay nuuca Miiga loo yaqaan (MIG-23) waxaana watay oo iska lahaa ciidamada cirka dalka Syria oo xuduuda Turkiga ka ugaarsanayay maleeshiyaadka ku kacsan Madaxweyne Bashar Al Asad. 

Diyaarada Turkiga ah ee wax toogatay ayaa waxaa lagu sheegay magaceeda (F-16) waxeeyna xukuumada Turkiga ku eedeeyeen inay 4 jeer digniin siiyeen Duuliyihii waday Miiga ciidamada cirka dalka Syria. 

Dhibka dhex maray labada dal ayaa waxa uu ka dhacay meel ku dhaw magaalada Kasab oo 1.200 oo Km u jirta xuduudada labada dal. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada