Daawo Muuqaalka:- the best Official music Iyo Fanaanka ama aktor ka somaliyeed iyo heesta Zam Zam Nala Daawo HD.

Daawo Muuqaalka:- the best Official music Iyo Fanaanka ama aktor ka somaliyeed iyo heesta Zam Zam Nala Daawo HD.

daajis.com:-Waayadaan dambe ayaa waxaa soo badanayay dhalinyarada Soomaalida ah ee fanka kusoo biiraya iyadoo arrinta ugu yaabka badan ay tahay in qaar badan oo ka mid ahi ay hareer marayaan dhaqankeena wanaagsan.

Fanaan da’a yar oo lagu magacaabo Ahmed Kaafi AK ayaa soo saaray hees cusub oo muran iyo dood badan dhalisay. 

Heestaan ayaa magaceeda waxaa la yiraahdaa Zamzam waxaana la jilaysa gabar Ajnabi ah oo lagu magacaabo Aamz AJ kuna magac dheer Miss Capetown.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada